Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii degmada Wanle-weyn & Maamulka Sh/hoose oo ka hadlay

Rasaas goos goos ah ayaa weli laga maqlayaa gudaha degmada Wanle-weyn ee gobolka Sh/hoose oo saaka aroornimadii uu ka qarxay dagaal u dhexeeya labo maleeshiyo beeleed. Maleeshiyadka dagaalamay oo weli isku hor fadhiya xaafadaha degmada Wanle-weyn ayaa isweydaarsanaya tacshiirad mararka qaarkood xoogeysaneysa, marna qaboobeysa. Goob joogayaal ayaa sheegaya in dagaalka uu markii hore ka bilowday … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii degmada Wanle-weyn & Maamulka Sh/hoose oo ka hadlay